Quraanka Kariimka -Af Soomaali vVARY
Red Castle AppsAbout this app
Developer Description
Quraanka Kariimka - Af Soomaali Af Ingiriis - Quran Somali
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.
Version Information
- Version
- -
- Downloads
- 50K+
- Updated on
- -
- Released
- Jul 7, 2021
- Requires
- Android Varies with device
Statistics
Google Play Rating History
Rating Distribution
Downloads Over Time
Quraanka Kariimka -Af Soomaali has been downloaded times. Over the past 30 days, it averaged downloads per day.
Shaded area shows 30-day prediction based on historical trends
Historical data collection started recently. More data points will be available over time.
Quraanka Kariimka -Af Soomaali users say on Google Play
Good job braths