Bari iyo Galbeed vVARY
RakaabDownload Options
Screenshots
About this app
Bari iyo Galbeed App waa Application Casri ah oon ugu tala galnay macamishayada.
Shirkada Socdaalka Bari iyo Galbeed waa shirkadii ugu horaysay ee laga hirgaliyo nooceeda oo kale Somaliland. Waxa la aasaasay sanadkii 2012. Bari iyo Galbeed waa shirkada ka shaqaysa isku socodka dadka iyo Daabulka Alaabaha ee Gobalada Dalka Somaliland iyo Gobalada Jaarka. Shirkada Bari iyo Galbeed waxay bulshada u fidisaa Adeegyo kala duwan sida: safarada rakaabka, safarada goobaha dalxiiska iyo qaadista adeega alaabta fudud iyo ta culus (cargo) iyo adeega gaarka ah ama bas ingaydh ah.
Version Information
- Version
- -
- Downloads
- 10K+
- Updated on
- -
- Released
- Jun 26, 2020
- Requires
- Android Varies with device